
Talk2Me - Ila hadal
Podcast by MOHAMED AYAANLE
Hello there! In this podcast will be an open platform to discuss social and political issues. During the days will be on air according to our calendar. Currently, we will streaming on 1 or 2 times in the week and we will discuss the top currently issues or interested in our society in west countries. This podcast will never over the border or abusive any personal dignity in our society or others, only for benefit to our auditions. Please do not hesitate to contact us.
Limited Offer
3 months for 9,00 kr.
Then 99,00 kr. / monthCancel anytime.
All episodes
21 episodes
Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu ku qaaday Afgaanistaan, Ciraaq iyo wada mo kale balse haatan maxey tahay hami uu la heeyay Soomaaliya? Waxaa la falanqeyn doono Cumar Macalin Axmed oo bartay culuunta siyaasada ahna wariye ku nool dalka Sweden. Ajandaha barnaamujka:- 1. Muxuu Mareykanka ciidan Somalia ugu dirayaa? 2. In ka badan 40-sano Mareekanka waxa uu duqeymo ku hayay Somalia? 3. Ma u ektahay in howlgalada Mareenka ee Somalią ay fashilmeen, sida Trump uu horay u sheegay in Somalią aysan shaqeynin sidii laga damacasanaa, ciidan badan ay ku dhinteen? 4. Doorska dowlada Somalia 5. Shabaqa uu Mareekanka uu ku tuurtay Somalią ma moodaa in lala tuurtay? Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #Maqalnews --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota. Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:- Siyaasada Ammaanka Xiriirka dowlada dariska Fadaraalka Faragalinta dowlada shisheeye Arinta Al-shabaab Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu. Available listening platforms Podcast AnchorAvailable listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay. Available listening platforms Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message
Limited Offer
3 months for 9,00 kr.
Then 99,00 kr. / monthCancel anytime.
Exclusive podcasts
Ad free
Non-Podimo podcasts
Audiobooks
20 hours / month