Feker Xora

SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay

27 min · 8. maj 2021
episode SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay cover

Beskrivelse

Waxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska.

Kommentarer

0

Vær den første til at kommentere

Tilmeld dig nu og bliv en del af Feker Xora-fællesskabet!

Kom i gang

1 måned kun 9 kr.

Derefter 99 kr. / måned · Opsig når som helst.

  • Podcasts kun på Podimo
  • 20 lydbogstimer pr. måned
  • Gratis podcasts

Alle episoder

6 episoder