Talk2Me - Ila hadal

Talk2Me - Ila hadal

Podcast by MOHAMED AYAANLE

Hello there! In this podcast will be an open platform to discuss social and political issues. During the days will be on air according to our calendar. Currently, we will streaming on 1 or 2 times in the week and we will discuss the top currently issues or interested in our society in west countries. This podcast will never over the border or abusive any personal dignity in our society or others, only for benefit to our auditions. Please do not hesitate to contact us.

Aloita 7 vrk maksuton tilaus

Kokeilun jälkeen 7,99 € / kuukausi.Peru milloin tahansa.

Aloita maksutta

Kaikki jaksot

21 jaksot
episode Soomaaliya oo noqon doono saaxad wax lagu tijaabsado 4-sano ee soo socota artwork
Soomaaliya oo noqon doono saaxad wax lagu tijaabsado 4-sano ee soo socota

Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu ku qaaday Afgaanistaan, Ciraaq iyo wada mo kale balse haatan maxey tahay hami uu la heeyay Soomaaliya? Waxaa la falanqeyn doono Cumar Macalin Axmed oo bartay culuunta siyaasada ahna wariye ku nool dalka Sweden. Ajandaha barnaamujka:- 1. Muxuu Mareykanka ciidan Somalia ugu dirayaa? 2. In ka badan 40-sano Mareekanka waxa uu duqeymo ku hayay Somalia? 3. Ma u ektahay in howlgalada Mareenka ee Somalią ay fashilmeen, sida Trump uu horay u sheegay in Somalią aysan shaqeynin sidii laga damacasanaa, ciidan badan ay ku dhinteen? 4. Doorska dowlada Somalia 5.  Shabaqa uu Mareekanka uu ku tuurtay Somalią ma moodaa in lala tuurtay? Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay. Available listening platforms  Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #Maqalnews --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

29. toukok. 2022 - 30 min
episode 100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan! artwork
100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota. Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:- Siyaasada Ammaanka Xiriirka dowlada dariska Fadaraalka Faragalinta dowlada shisheeye Arinta Al-shabaab Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

17. toukok. 2022 - 24 min
episode Mohamed Hussein "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15-1 artwork
Mohamed Hussein "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15-1

Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu.  Available listening platforms Podcast   AnchorAvailable listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

05. lokak. 2020 - 1 h 5 min
episode Ayan Goobe "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15 artwork
Ayan Goobe "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15

Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay.  Available listening platforms Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

25. syysk. 2020 - 30 min
episode Hassan-Kafi Halane "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 14 artwork
Hassan-Kafi Halane "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 14

Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2 Twitter.com/mohamedayaanle Instgram.com/mohamedayaanle SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

18. syysk. 2020 - 43 min
Loistava design ja vihdoin on helppo löytää podcasteja, joista oikeasti tykkää
Loistava design ja vihdoin on helppo löytää podcasteja, joista oikeasti tykkää
Kiva sovellus podcastien kuunteluun, ja sisältö on monipuolista ja kiinnostavaa
Todella kiva äppi, helppo käyttää ja paljon podcasteja, joita en tiennyt ennestään.

Aloita 7 vrk maksuton tilaus

Kokeilun jälkeen 7,99 € / kuukausi.Peru milloin tahansa.

Podimon podcastit

Mainoksista vapaa

Maksuttomat podcastit

Aloita maksutta

Vain Podimossa

Suosittuja äänikirjoja