Somali Motivation podcast
5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan.
Sé la primera persona en comentar
¡Regístrate ahora y únete a la comunidad de Somali Motivation podcast!
$99 / mes después de la prueba. · Cancela cuando quieras.
40 episodios
SHAME- 3NOOC dhaqanka Ceebtu noloshaada u qaabeeyo.
Dhaqanka soomaliga ayaa aad u isticmaalaha kuna salaysan kalmada waa ceeb, dadku maxay odhan, sidee lagu arki, hana ceebayn, ha is ceebayn hadaba sidee ayay qofka noloshiisa u qaabaysaa arintani ilaa caruurnimo ilaa qaan gaadhnimo iyo nolosha danbeba. waa mowduuca maanta dhagayso fadlan rayigaaga na igula wadaag comments ka. mahadsanid. Istahil
Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay
Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay.
10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababood
Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood.
5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafo
Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan.
5TA NOOC EE BAHDILKA & NOOCA UGU DANBEEYAY EE DIGITAL KA.
Comentarios
0Sé la primera persona en comentar
¡Regístrate ahora y únete a la comunidad de Somali Motivation podcast!