The koraad Podcast
Koraad Podcast qaybtaan waxaan ku falanqaynaynaa qaangaadhka iyo marxaladaha dhalinyarada, isbeddelada jirka iyo maskaxda, iyo sida loola tacaalo xiliga dhalinyarada. 🎧 Nala dhegayso si aad u kobciso fahamkaaga ku saabsan qaangaadhka iyo nolosha dhalinyarada. 📌 Subscribe si aadan u seegin qaybaha kale ee Koraad Podcast.
2 episodios
Comentarios
0Sé la primera persona en comentar
¡Regístrate ahora y únete a la comunidad de The koraad Podcast!