Cover image of show "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال

"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال

Podcast door Tze-John Liu

Somalisch

Gezondheid & Persoonlijke Ontwikkeling

Tijdelijke aanbieding

1 maand voor € 1

Daarna € 9,99 / maandElk moment opzegbaar.

  • 20 uur luisterboeken / maand
  • Podcasts die je alleen op Podimo hoort
  • Gratis podcasts
Begin hier

Over "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال

"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل"

Alle afleveringen

12 afleveringen
episode Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3 artwork

Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3

Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3. // 1 KORINTOS: CUTUB 13 1 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi. 3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo. 4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro, 5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro, 6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta. 7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa. 8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa. 9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa. 10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan. 11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey. 12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay. 13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl. Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi. 3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo. 4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro, 5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro, 6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta. 7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa. 8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa. 9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa. 10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan. 11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey. 12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay. 13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.

16 feb 2021 - 3 min
episode Heerka Carabiga - "Wiilka Khasaaray".mp3 artwork

Heerka Carabiga - "Wiilka Khasaaray".mp3

Arabic Standard - "The Lost Son" / اللغة العربية الفصحى - الابن الضال.mp3 //

16 feb 2021 - 2 min
episode Carabi Ta'izzi-Adeni - "Labada Wadiiqo".mp3 artwork

Carabi Ta'izzi-Adeni - "Labada Wadiiqo".mp3

Arabic Ta'izzi-Adeni - "The Two Roads" / عربي Ta'izzi-Adeni - "الطريقان".mp3

15 feb 2021 - 2 min
episode Carabi Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "Guriga Dhagaxa weyn".mp3 artwork

Carabi Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "Guriga Dhagaxa weyn".mp3

العربية Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "البيت على الصخرة" / "The House on the Rock ".mp3

15 feb 2021 - 2 min
episode Kooxda Ingiriiska(Bariga Afrika) - "Ciise Macallin kayaga".3gp artwork

Kooxda Ingiriiska(Bariga Afrika) - "Ciise Macallin kayaga".3gp

English Group(East Africa) - "Jesus Our Teacher" / المجموعة الإنجليزية شرق إفريقيا- يسوع معلمنا

15 feb 2021 - 2 min
Super app. Onthoud waar je bent gebleven en wat je interesses zijn. Heel veel keuze!
Super app. Onthoud waar je bent gebleven en wat je interesses zijn. Heel veel keuze!
Makkelijk in gebruik!
App ziet er mooi uit, navigatie is even wennen maar overzichtelijk.

Kies je abonnement

Tijdelijke aanbieding

Premium

20 uur aan luisterboeken

  • Podcasts die je alleen op Podimo hoort

  • Gratis podcasts

  • Elk moment opzegbaar

1 maand voor € 1
Daarna € 9,99 / maand

Begin hier

Premium Plus

Onbeperkt luisterboeken

  • Podcasts die je alleen op Podimo hoort

  • Gratis podcasts

  • Elk moment opzegbaar

Probeer 30 dagen gratis
Daarna € 11,99 / month

Probeer gratis

Alleen bij Podimo

Populaire luisterboeken

Begin hier

1 maand voor € 1. Daarna € 9,99 / maand. Elk moment opzegbaar.