
T-Radio Podcast
Podcast door T-Radio Podcast
T-radio Podcast waa Podcast ka hadla aarimaha dhalinyarad, Technology, Hal-abuurka, Wacyi galinta, iyo Ganacsiga, kaas oo xaruntiisu tahay Soomaaliya
Tijdelijke aanbieding
3 maanden voor € 1,00
Daarna € 9,99 / maandElk moment opzegbaar.
Alle afleveringen
20 afleveringen
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Fartun Abdirhiman Adam oo kamid ah gabdhah habka Online ka ah wax ku bara bulshada . Todabaad kan waxan uga hadlaynaa doorka muhiimka ay gabdha waxbartay ay ka qaadan karto hormarinta bulshada

Todobaadkaan waxaan barnaamijka uga hadlaynaa muhiimada ay leedahy nidaamka banigayadda islaamiga ah waxaanna marti ku ah Dr. Mohamed Ahmed Caynaboo ah nin dhalinyaro ah oo shahaadada Bhd ka diyaariyey Islamic Banksidoo kale wuxuu mudo ka soo shaqaynayey bangiyo ku yaal wadanka suudan

Toddobaadka waxaan barnaamijka xooga ku saarnaynaa muhiima Internet-ka iyo sida looga Faa'iidaysan karo waxaanna marti ku ah Ustaad Siyaad Cali Yusuf oo badan shaqaynayay arrimaha Technology-yada Casriga.

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Samsam Abdikafar Mohamoud oo ka mid ah gabdaha aqoon yahanka ah ee ku nool Garowe. Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Eng cali axmed jamac oo kamid ah baryaasha jaamacdaha Garowe ka dhiga culuumta ICT. Todobaadkaan barnaamijku waxa uu ku saabsan yahay fursadaha shaqo ee u banaan dhalinyarta barta ICT.
Tijdelijke aanbieding
3 maanden voor € 1,00
Daarna € 9,99 / maandElk moment opzegbaar.
Exclusieve podcasts
Advertentievrij
Gratis podcasts
Luisterboeken
20 uur / maand