Amina Sounds Podcast
Send us Fan Mail [https://www.buzzsprout.com/2516911/fan_mail/new] Ahlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay. Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah oo qudh ah lagu soo koobi karo, hase yeeshee waxaan dul istaagayaa dhowr arrimood oo dadkeena loo caadeeyeeyey, deetana aanba iminka la xumeyn. Support the show [https://www.buzzsprout.com/2516911/support] Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).
7 episodes
Comments
0Be the first to comment
Sign up now and become a member of the Amina Sounds Podcast community!