Amina Sounds Podcast

Episode 5: Ma Soo noqdaan mase murugoodaan Naarsiisku?

11 min · 21. sep. 2025
episode Episode 5: Ma Soo noqdaan mase murugoodaan Naarsiisku? cover

Beskrivelse

Send us Fan Mail [https://www.buzzsprout.com/2516911/fan_mail/new] Waa qeybtii 5-naad uguna dambeysa taxanaha barnaajiyada aan kaga hadlaayey NARSIISAMKA, qeybtaan waxaan uga jawaabay, su'aal aad u soo noq-noqtay oo ay dhageystayaasha Podcastigan ay in badan oo ka mid ahi, i soo weydiiyeen, hadaba dhageysi haboon. Amina Mussa Wehelie Support the show [https://www.buzzsprout.com/2516911/support] Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

Kommentarer

0

Vær den første til å kommentere

Registrer deg nå og bli medlem av Amina Sounds Podcast sitt community!

Prøv gratis

Prøv gratis i 14 dager

99 kr / Måned etter prøveperioden. · Avslutt når som helst.

  • Eksklusive podkaster
  • 20 timer lydbøker i måneden
  • Gratis podkaster

Alle episoder

7 Episoder

episode Episode 4: Madaxda Narsiistaha ah cover

Episode 4: Madaxda Narsiistaha ah

Send us Fan Mail [https://www.buzzsprout.com/2516911/fan_mail/new] Qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, madaxda Narsiistaha ah iyo dhaqankooda, dabeecadooda, sida ay shaqaalaha hoos yimaada ku yihiin. qofkani wuxuu noqon karaa maamule ama maareeye madax ka ah, xafiis yar oo iska kooban, amaba wuxuu noqon karaa siyaasi haya xil madaxweyne, mid gobol ama mid degmo. Wuxuu noqon karaa, rag wuxuuna noqon karaa haween, oo kalama duwana hadba jinsiga uu yahay.  Waxa qeybta ugu dambeysa kaga hadlayaa, sida aad isaga badbaadin karto, oo aan talooyin ka bixinayo. Haddii aad rabto in aad ila soo xiriirto wax ku saabsan, podcastigaan, Amina Sounds Podcast, fadlan isla websiteka ayaa leh qeyb xiriir oo aad isticmaali karto. Tan iyo qeyb kale mabaadiino. Support the show [https://www.buzzsprout.com/2516911/support] Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

10. aug. 202522 min