T-Radio Podcast

T-Radio Podcast

Podkast av T-Radio Podcast

Prøv gratis i 7 dager

99,00 kr / Måned etter prøveperioden.Avslutt når som helst.

Prøv gratis
Phone screen with podimo app open surrounded by emojis

Mer enn 1 million lyttere

Du vil elske Podimo, og du er ikke alene

Rated 4.7 in the App Store

Les mer T-Radio Podcast

T-radio Podcast waa Podcast ka hadla aarimaha dhalinyarad, Technology, Hal-abuurka, Wacyi galinta, iyo Ganacsiga, kaas oo xaruntiisu tahay Soomaaliya

Alle episoder

20 Episoder
episode Episode 20 artwork
Episode 20

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Fartun Abdirhiman Adam oo kamid ah gabdhah habka Online ka ah wax ku bara bulshada . Todabaad kan waxan uga hadlaynaa doorka muhiimka ay gabdha waxbartay ay ka qaadan karto hormarinta bulshada

04. mars 2021 - 15 min
episode Episode 19 artwork
Episode 19

Todobaadkaan waxaan barnaamijka uga hadlaynaa muhiimada ay leedahy nidaamka banigayadda islaamiga ah waxaanna marti ku ah Dr. Mohamed Ahmed Caynaboo ah nin dhalinyaro ah oo shahaadada Bhd ka diyaariyey Islamic Banksidoo kale wuxuu mudo ka soo shaqaynayey bangiyo ku yaal wadanka suudan

18. feb. 2021 - 16 min
episode Episode 18 artwork
Episode 18

Toddobaadka waxaan barnaamijka xooga ku saarnaynaa  muhiima Internet-ka iyo sida looga Faa'iidaysan karo waxaanna marti ku ah Ustaad Siyaad Cali Yusuf oo badan shaqaynayay arrimaha Technology-yada Casriga.

11. feb. 2021 - 24 min
episode Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka artwork
Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Samsam Abdikafar Mohamoud oo ka mid ah gabdaha aqoon yahanka ah ee ku nool Garowe. Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka

04. feb. 2021 - 16 min
episode IT career opportunities artwork
IT career opportunities

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Eng cali axmed jamac oo kamid ah baryaasha jaamacdaha Garowe ka dhiga culuumta ICT. Todobaadkaan barnaamijku waxa uu ku saabsan yahay fursadaha shaqo ee u banaan dhalinyarta barta ICT.

28. jan. 2021 - 14 min
Enkelt å finne frem nye favoritter og lett å navigere seg gjennom innholdet i appen
Enkelt å finne frem nye favoritter og lett å navigere seg gjennom innholdet i appen
Liker at det er både Podcaster (godt utvalg) og lydbøker i samme app, pluss at man kan holde Podcaster og lydbøker atskilt i biblioteket.
Bra app. Oversiktlig og ryddig. MYE bra innhold⭐️⭐️⭐️
Phone screen with podimo app open surrounded by emojis

Rated 4.7 in the App Store

Prøv gratis i 7 dager

99,00 kr / Måned etter prøveperioden.Avslutt når som helst.

Eksklusive podkaster

Uten reklame

Gratis podkaster

Lydbøker

20 timer i måneden

Prøv gratis

Bare på Podimo

Populære lydbøker