Feker Xora

Feker Xora

SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud Geeldoon

23 min · 17 de may de 2021
Portada del episodio SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud Geeldoon

Descripción

Episode-kan waxa noo gu marti ah Dr. Maxamuud Cali Geeldoon oo inoo ga warramaya doorka Aqoonyahanka iyo bulshada. Waxa uu ka hadlayaa sida aqoonyahanka soomaaliyeed halkii ay ka hoggaamin lahaayeen bulshada iyagii odayaal qabiil iyo shakhsiyaad macne liitaa u hoggaamiyeen. Gebogabada waxa uu dhalinyarada soomaaliyeed u soo jeedinayaa talooyin ay tahay in ay guntadaan si bulshada loo samatabixin lahaa.

Comentarios

0

Sé la primera persona en comentar

¡Regístrate ahora y únete a la comunidad de Feker Xora!

Empezar

2 meses por 1 €

Después 4,99 € / mes · Cancela cuando quieras.

  • Podcasts exclusivos
  • 20 horas de audiolibros / mes
  • Podcast gratuitos

Todos los episodios

6 episodios