somalí
Tecnología y ciencia
Oferta limitada
Después 4,99 € / mesCancela cuando quieras.
Acerca de Abdi Hamdi
Kusoo dhawoow Profile-ka Abdi Hamdi ee madashaan ama App-kaan-podcast
9 episodios
Waraysi ay ka qaaday fathia Absie Boqorka Ahmed Iimaan Warsame #Diid #Haybsoo # Sinaan
waa waraysi qiiro badan runti oo aan wax badan ka bartay fadlan ka faadi,yso oo wax badan ka baro beesha Gabooye waxyaabo badan ayaad ka baran doonta hadii ad ku dhagasato marka intii lagaga sheekayn laha beesha gabooye hada dhagahada ku maqal ama dhagaso
waxuu ka mid yahay fananinta aan ogu jeclahay codkooda dhab ahanti wa cod macan yahay
waa fanan aan codkiisa aan jeclahay waa Ahmed arshe waa fanan ad u cod macan
fanaanka qaaliga ah salad darbi
waa hees macan oon aad u jecelahay
Qurbaha dhibaatadiisa hadii aad wax ku soo gaaran qof ku caawinaayo maleh marka ha la isku badnaado
Waa sheeko aan qurbaha ooga hadlayo waxyabaha aan ku arkay, runtii qurbahu sharaf maleh waa meel laga dhihi Afrikan miya tahay iyo waxii la mid ah
Somalida aad ayay ogu liidata social media kaliya waxay sadid u istcmalan facebook oo
Appkan. waxaa la dhaa Podcast waxaa laga sameeya lacag fadlan Soo dagso oo saaxiip igu la noqo laakin nasiib daraho Somaalidu ma isticmaasho facebook kaliya oo ay qabyaalad kaliya aya ayay aad u isticmaasha soomaalida
Elige tu suscripción
Más populares
Oferta limitada
Premium
20 horas de audiolibros
Podcasts solo en Podimo
Disfruta los shows de Podimo sin anuncios
Cancela cuando quieras
1 mes por 1 €
Después 4,99 € / mes
Premium Plus
100 horas de audiolibros
Podcasts solo en Podimo
Disfruta los shows de Podimo sin anuncios
Cancela cuando quieras
Disfruta 30 días gratis
Después 9,99 € / mes
1 mes por 1 €. Después 4,99 € / mes. Cancela cuando quieras.