Feker Xora

Feker Xora

Podcast door Abdiqani Abdillahi Aden

Feker Xora is a weekly podcast dedicated to discussing around critical public policy topics and emerging issues affecting somali society. Discussions also spotlight education, leadership and somali elite culture.

Tijdelijke aanbieding

3 maanden voor € 1,00

Daarna € 9,99 / maandElk moment opzegbaar.

Begin hier

Alle afleveringen

6 afleveringen
episode SE01EP06 Aqoonyahanka Iyo Doorka Bulshada artwork
SE01EP06 Aqoonyahanka Iyo Doorka Bulshada

Waxa marti inoogu ah toddobaadkan barnaamijka Dr. Saadiq Enow. Digtoorku waxa uu aragtidiisa falanqayn kooban ku samayn doonaa jawaabta su'aasha ah: aqoonyahanka soomaaliyeed kaalintiisii bulsho ma gutay mise?

28 mei 2021 - 30 min
episode SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud Geeldoon artwork
SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud Geeldoon

Episode-kan waxa noo gu marti ah Dr. Maxamuud Cali Geeldoon oo inoo ga warramaya doorka Aqoonyahanka iyo bulshada. Waxa uu ka hadlayaa sida aqoonyahanka soomaaliyeed halkii ay ka hoggaamin lahaayeen bulshada iyagii odayaal qabiil iyo shakhsiyaad macne liitaa u hoggaamiyeen. Gebogabada waxa uu dhalinyarada soomaaliyeed u soo jeedinayaa talooyin ay tahay in ay guntadaan si bulshada loo samatabixin lahaa.

17 mei 2021 - 23 min
episode SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay artwork
SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay

Waxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska.

08 mei 2021 - 27 min
episode SE01EP03: Doorka qoraagu ku lee yahay bulshada artwork
SE01EP03: Doorka qoraagu ku lee yahay bulshada

Qoraa Faarax Maxamuud oo ku caan ah Sheeko-Xariiro oo noogu casuuman episode-kan waxa uu si guud u ga hadlayaa qoraalka iyo qoraaga iyo doorka qoraagu ku lee yahay bulshada.

25 apr 2021 - 33 min
episode SE01EP02: Bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada artwork
SE01EP02: Bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada

Episode-kan waxa uu Dr. Maxamuud Cali Geeldoon ku falanqaynayaa bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada.

27 mrt 2021 - 40 min
Super app. Onthoud waar je bent gebleven en wat je interesses zijn. Heel veel keuze!
Super app. Onthoud waar je bent gebleven en wat je interesses zijn. Heel veel keuze!
Makkelijk in gebruik!
App ziet er mooi uit, navigatie is even wennen maar overzichtelijk.

Tijdelijke aanbieding

3 maanden voor € 1,00

Daarna € 9,99 / maandElk moment opzegbaar.

Exclusieve podcasts

Advertentievrij

Gratis podcasts

Luisterboeken

20 uur / maand

Begin hier

Alleen bij Podimo

Populaire luisterboeken