Feker Xora

SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay

27 min · 8. Mai 2021
Episode SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay Cover

Beschreibung

Waxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska.

Kommentare

0

Sei die erste Person, die kommentiert

Melde dich jetzt an und werde Teil der Feker Xora-Community!

Loslegen

2 Monate für 1 €

Dann 4,99 € / Monat · Jederzeit kündbar.

  • Podcasts nur bei Podimo
  • 20 Stunden Hörbücher / Monat
  • Alle kostenlosen Podcasts

Alle Folgen

6 Folgen